Save On Travel and Hotels Shop All Deals Now! Vrbo

Somalia, little paradise – Most Amazing Beaches In The World – INCREDIBLE Travel Destinations





PLEASE SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE WITH YOUR FRIENDS (AND ENEMIES) THANK YOU^_^

Muwaadinka dhabta ah→.

Visit our Website: www.jiilkacusubtv.com

Somalia: We never give up sharing the most beautiful views in the World – Somalia Beaches:
Somalia’s Fight to Rebuild After War:
MOGADISHU 2018 →
MOGADISHU 2018 →
GAROWE 2018 →
XEEBTA CADALE →
BOSASO 2018 →
BAYDHABO 2018 →
GOOBWEYN →
AFGOOYE →
SOMALIA LITTLE PARADISE →
SOMALIA 1960 →
CIIDANKA XOOGGA →
MOGADISHU 2018 ( PART ONE ) ONE OF THE MOST BEAUTIFUL CITIES IN THE WORLD →
SOMALIA’S WORLD CLASS MALL →
SOMALIA HE ONLY SUPERMARKET THAT MAKES THE DIFFERENCE →
ONE OF THE BEST HOTEL IN SOMALIA →

Daawo Muuqaalo ku farxadgeliyo sida, Muuqaalada→.
Fadlan walaal ha iloobin in aad nagu caawiso LIKE, SHARE AND SUBSCRIBE hadii aad ka heshay muuqaalkani si,aan shacabkeena iyo dunida ugaarsiino quruxda dalkeena, waajibkeenana si,wadajir ah ugudano. Sidoo kale SUBSCRIBE OUR CHANELL SI,AAD U NOQOTO QOFKA UGU HOREEYO EE DAAWADADAA OUR AMAZING VIDEOS.
THANK YOU FOR YOUR SUPORT

JIILKACUSUB Team waa dhalinyaro ku midoobay horumarinta dalkooda, waxa uuna hadafkeenu yahay muujinta quruxda uu leeyahay dalkeena hooyo.
Si,fudud Jiilkacusub waxa uu idin soo bandhigayaaa muuqaalka ugu qurxoon ee dooqaaga ah.
Qancinta daawadayaasheena
JIILKACUSUB Team waxa uu idn balan qaadayaa muuqaalo dareenkaaga badalayo misana kugu dhiiro gelinayo dib u dhiska dalkaaaga hooyo

Bilicda iyo horumarka dalkeena
Caasimada Soomaaliya( SOMALIA ) – Muqdisho – The capital of Somalia-Mogadishu.

Dowlad gobobleydyada dalka.
Gobolka Banaadir – Puntland – Somaliland -Hirshabelle -Koonfurgalbeed(South West State of Somalia) – jubaland – Galmudug
Caasimadaha maamul Goboleydyada

Hargeysa – Kismaayo – Dhuusomareeb (Cadaado si kumeel gaar ah) – Garowe – Jowhar – Bu’aale ( Kismaayo si kumeel gaar ah) – Barawe – (Baydhabo si ku meel gaar ah)

SIDOO KALE MAGAALOOYINKA UGU KORIISHINKA BADAN.
MUQDISHO – HARGEYSA – BOOSAASO – GAROWE – KISMAAYO. CADAADO – JOWHAR – BALADWEYNE – BARAAWE – MARKA – BURCO – BOORAMA – SIDOO KALE XEEBAHA SOOMAALIYA UGU QURUXDA BADAN.

Maanta qofkii Dalkaaga dhisayo waxa uu kaaga baahan yahay taageero joogto ah waxaana waajib kugu ah in aad qeybtaada ka qaadato ileyn waxa uu dhisayo waa Dalkaaga🇸🇴

Si,aan wadajir ugu gudano waajibaadka Dalkeena.Fadlan walaal inagu taageer wadaniyadada oo like gareey Muuqaaladeena si,aad inoo garab istaagto👍❤️

Sidoo kale share dheh si,walaalkaaga inagu hadafka ah uu u gaaro.

Waan kaaga mahad celineynaa Taageeradaada joogtada ah😊

Guul iyo Gobanimo ayaan kula jecelnahay❤️🇸🇴

Jiilkacusub Team🇸🇴

Our Facebook:

Our Website👉:

Calanyahow calanyahow baluugee
xidigta xidigta cadaankee
dhexda kaga cabirantee
cizigii xoriyadeed
lixdankii ku caanbaxoo
inshallahu marbaad curanoo
Rabi soo celin cududaadoo
sida curubta iyo
ubax curdunaad carfi doonta
Oo cizigaagii markale soo celin
cirku hibo furi
dhulku wada cagaaran
colaad laga fayoobaan
inshallahu marbaad curanoo
Rabi soo celin cududaadoo
sida curubta iyo
ubax curdunaad carfi doonta
cishaa imane calanyoow
caalamkoo idil calanyoow
laga cizeyn calanyoow
codkaagu shaqeyni calanyoow
caradaada dahabka calanyoow
shidaalka camiran calanyoow
ceeyriin la soo bixi calanyoow
oo ceyr kaga bogsani calanyoow
inshallahu marbaad curanoo
Rabi soo celin cududaadoo
sida curubta iyo
ubax curdunaad carfi doontaa…(read more)



CHECK OUT MORE: Top Travel Destinations

EXPLORE MORE: Travel Tips

About the author: Travel News

Related Posts

Sightseeing Pass TripAdvisor